somaliweb.com somaliweb.com Somalia

Somalia
somaliweb.comsomaliweb.comsomaliweb.comsomaliweb.com
welcome to somaliweb.com

Link1  |  Link2 |  Link3  |  Link4  |  Link5

 GURIGU WAA QABYO WELI EE NAGARAALI NOQODA.

WAANU SOOWAD NAAWELI SOMALIWEB.COM

Waxaanu ku soo qoodan doonaa halkan wax allaalle iyo wixii Sport Somaliya sida dhiln yarada sportga ah ee soomaaliyeed.

 

'

Ahmed

Bishaaro Bishaaro Bishaaro dhamaan soomaalida intress garaysa webka waxaan u sheegaynaa in aanu soo dayn doona sanadka 2000 ee nagu soo aadan web cusub oo laga heli karo wararkii ugu dambeeyay ee ka dhay caalamka iyo soomaaliyaba.

Waxaan aad iyo aad ubadin doonaa shaqaalaha webka markasta oo loo baahdaba. Waxaana usheegaynaa qofkasta oo dhinyaro ah aqoon u leh waxga webka in uu noosoo diro caawimo dhaaraadda si ay noogau fududaato hawshu.

waxaan soo dayn doonaa dhaka BBC somali service Live hadii uu Illaahay yeelo insha Allaah.

Ahmed

War nool iyo Sportiba, download kala duwan oo idin anficidoona sida wax yaalaha javascript Applet C++ iyo wax yaalo kasiibadanba waanu soo daynaynaa insha Allaah ee bal suga bahda somaliweb. Ahmed, Hirsi , Deq iyo makaanik Sadik.